Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in qiimo-dhimista korontada si buuxda loo hirgelin doono bishan January 2026, iyadoo qiimo-dhimista la soo raacin doono biilasha soo baxaya dhammaadka January ee sannadkan.
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in bisha la hirgalinayo qiima dhimistii korontada
Date:






