24.4 C
Hargeisa
Tuesday, April 21, 2026
HomeSomalilandShacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Date:

Related stories

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...

Xukuumada Somaliland ayaa digniin u dirtay warbaahinta Al Carabiya

Xukuumada Somaliland ayaa digniin u dirtay warbaahinta Al Carabiya...
spot_imgspot_img

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa maqribka caawa ku hawlan u kuur-geliddda bilashada bisha Shuwaal ee lagu furayo soonka, iyadoo go’aanka ka soo baxana la shaacin doono salaadda makhribka ka dib, halka sidoo kale dalalka Islaamka ahina ay bilaabeen inay baadhaan bilashada bisha Shuqaal.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda, ayaa waxa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ay ugu baaqday in ay ka qayb qaataan u kuur-gelida bisha Shuwaal, isla markaana aan laga hor-dhicin go’aanka rasmiga ah ee Wasaaraddu soo saari doonto.

Qofkii arka bilashada bisha Shuwaal waa in uu la soo xidhiidhaa Xarunta Guud ee Wasaaradda, Xafiisyada Gobollada, ama Saldhigga Booliska ee ugu dhow si loo xaqiijiyo.

Fadlan lasoo xidhiidh lambaradan:.

▪︎ 063-4429416–Xarunta Dhexe.

▪︎ 063-4316042–Xarunta Dhexe.

▪︎ 063-4683877–Xarunta Dhexe.

▪︎ 063-4249220–Xarunta Dhexe.

▪︎ 063-4201044–Gobolka Sanaag.

▪︎ 063-4338881–Gobolka Togdheer.

▪︎ 063-4385089–Gobolka Sool.

▪︎ 063-4423888–Gobolka Saaxil.

▪︎ 063-4160516–Gobolka Marodi-Jex.

▪︎ 063-4413734–Gobolka Awdal.

▪︎ 063 4605713 Gobolka Gebilay.

▪︎ 065-9513676- Xarunta Dhexe.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here