26.8 C
Hargeisa
Sunday, July 12, 2026
HomeSomalilandXukuumadda Somaliland oo 40 kun oo doolar gaadhsiisay ehelada 5 qof oo...

Xukuumadda Somaliland oo 40 kun oo doolar gaadhsiisay ehelada 5 qof oo ku geeriyooday dab qabsaday

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Dawlada Somaliland ayaa 40 kun oo dollar gaadhsiisay qoyskii ay ka geeriyoodeen 5-tii qof, ee ku dhintay Masiibadii dabka ee ka dhacday Hargeysa.

lacagtan 25 kun oo dollar oo kamid ah Madaxweynaha Somaliland ayaa bixiyay, 10 kuna Maayirka Caasimada Hargeysa ayaa bixiyay, halka 5 kuna uu bixiyay Taliyaha Ciidanka Dabdamiska, sida uu sheegay badhasaabka Gobolka Maroodijeex.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here