Itoobiya waxa ay wajehday culayskii ugu weynaa ee diblumaasiyadeed oo keeni kara in uu saamayn ku yeesho dhaqaalaha iyo amniga dalkaasi.
Masar ayaa samaysatay isbahaysi...
Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobay u aragta meesha qudha ee laga joojin karo in Jamhuuriyadda Somaliland ay xubin ka noqoto haddii dawlado badani aqoonsadaan sida...
Dawladda Mareykanka ayaa qiimayn ku samaynaysa siyaasadeeda ku wejahan Soomaaliya, iyada walaac ka muujisay xaallada xun ee dalkaasi ku jiro sida uu sheegay ergayga...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa qoraal jawaab ah ka soo saartay go'aankii ay Soomaaliya maanta ku sheegtay inay laashay heshiisyo ay Imaaraadka iyo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil Gideon Sa’ar, ayaa sheegay in aqoonsiga ay Israa'iil siisay Jamhuuriyadda Somaliland aanu qayb ka ahayn in dadka reer Falastiin ee...