24.4 C
Hargeisa
Tuesday, April 21, 2026
HomeWararka

Wararka

spot_imgspot_img

Xukuumada Somaliland ayaa digniin u dirtay warbaahinta Al Carabiya

Xukuumada Somaliland ayaa digniin u dirtay warbaahinta Al Carabiya taas oo baahisay warar been abuur ah, oo aan jirin kuwaas oo ay ka qortay...

Itoobiya oo Wajahaysa Weerar Diblumaasiyadeed

Itoobiya waxa ay wajehday culayskii ugu weynaa ee diblumaasiyadeed oo keeni kara in uu saamayn ku yeesho dhaqaalaha iyo amniga dalkaasi. Masar ayaa samaysatay isbahaysi...

UN la’aanteed: Aqoonsiga Somaliland ma Dedejinayaa Mise Soomaaliya Ayuu Badbaadinayaa?

Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobay u aragta meesha qudha ee laga joojin karo in Jamhuuriyadda Somaliland ay xubin ka noqoto haddii dawlado badani aqoonsadaan sida...

Aqoonsiga Somaliland: Xulafadeeda Caalamiga ah oo Ka Saamayn Badan Kuwa Muqdisho Ku Tiirsan

Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland ka heshay Israa'iil waxa uu abuuray loolano xoogan oo u dhexeeya xulafada sharka ee diidan aqoonsiga Somaliland oo taageeraya dawladda aan...

Trump iyo Iran oo Is Hanjabay: Hadallo Kulul oo Dunida Ku Riday Walaac Cusub

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in haddii Iran ay isaga shirqool ku disho ay taasi sababi doonto in dalka Iran oo dhan dunida...

Trump oo Hadallo Kulul Ku Weeraray Soomaaliya iyo Ilhan Cumar, Kuna Tilmaamay “Dal Aan Jirin”

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Soomaaliya aanay ahayn dal jira oo xiitaa dalba u eeg, waxaanu xusay in haddiiba...

Turkiga oo Dalbaday F-35, Israa’iilna Ku Gacan Saydhay Iyadoo Ku Sababaysay Khatar Amni

Dawladda Turkiga, ayaa dalab ay u gudbisay dalka Israa'iil kaga codsatay in loo ogolaado iibsiga diyaaradaha F-35 ee Mareykanku sameeyo. Qayb ka mid ah Teknoolajiyada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img