24.4 C
Hargeisa
Tuesday, April 21, 2026
HomeCaalamka

Caalamka

spot_imgspot_img

Turkiga oo Dalbaday F-35, Israa’iilna Ku Gacan Saydhay Iyadoo Ku Sababaysay Khatar Amni

Dawladda Turkiga, ayaa dalab ay u gudbisay dalka Israa'iil kaga codsatay in loo ogolaado iibsiga diyaaradaha F-35 ee Mareykanku sameeyo. Qayb ka mid ah Teknoolajiyada...

Hogaamiyaha 40-ka sanno hayey xukunka ma ka guuleysan doona 43-jirka la tartamaya?

Doorasho Xaasaasiya ayaa ka socota dalka Uganda Maanta, doorashada waxa ku tartamaya Madaxweynaha Mudada ka badan 40 sano talada dalkaasi hayay ee Museveni oo...

Donald Trump oo sheegay in la joojiyay dilalkii ka socday Iran

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in lagu soo wargeliyey in la joojiyey dilkii lagu hayey mudaharaadayaasha dalka Iran, waxaanu xusay in aanay jiri...

Itoobiya iyo Israel oo ka wada hadlay Arimaha Geeska Afrika

Dawladdaha Itoobiya iyo Israa'iil, ayaa xoojinaya xidhiidhkooda , iyada oo magaalada Qudus uu ka furmayo shirka wadatashiga siyaasada Israa'iil iyo Itoobiya. Wasiiru dawlaha arrimaha dibeda...

Trump oo weerar ku qaadaya Wadanka Iran

Madaxweyne Donald Trump , ayaa qorsheeyay weerar uu ku qaadayo dalka Iiraan oo ay ka socdaan mudahraadyo lagaga soo horjeedo dawladda. Waxaana Mareykanku ay...

Madaxweynaga Mareykanka Donald Trump, ayaa ku hanjabay duqayn uu u gaysto dalka Venezueala

Madaxweynaga Mareykanka Donald Trump, ayaa ku hanjabay duqayn uu u gaysto dalka Venezueala , iyada oo weerar Mareykanku qaaday habeenimadii Sabtidi lagu soo qabtay...

Hanjabaadii Trump, shantan Madaxwayne midkee ayay galaafan doontaa?

Saddexda hoggaamiye ee dalalka Shiinaha, Kuuriyada Koonfureed iyo Ruushka ayaa mid walba dalkiisa xukumayey muddo gaadhaysa 14 sanno, halka Madaxweynaha Ruushka ay u dheer...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img