30.1 C
Hargeisa
Monday, August 10, 2026
HomeSomalilandWasiirka Diinta iyo awqaafta JSL OO sharaxaad ka bixiyay muhiimadda Somaliland u...

Wasiirka Diinta iyo awqaafta JSL OO sharaxaad ka bixiyay muhiimadda Somaliland u leedahay dunida

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh. Cabdullaahi Daahir Jaamac (Baashe), oo qoraal kooban ku baahiyey bartiisa Twitter/X ayaa sharaxaad kaga bixiyey muhiimadda ay Somaliland u leedahay gobolka iyo caalamkaba.

Wasiirku waxa uu sheegay in Somaliland ALLE ku mannaystay khayraad iyo barakooyin fara badan, isla markaana goobta istaraatiijiga ah ee ay ku taalona ay ka dhigtay meel ay dunidu si gaar ah u danaynayso.

Wasiirku waxa uu xusay in aqoonsiga Somaliland aanu khatar ku ahayn cidna, balse uu xoojinayo xasilloonida iyo amniga heer gobol iyo heer caalami.

Ugu dambayntiina waxa uu farriin nabadeed u diray deriska, isagoo carrabka ku adkeeyey in dhaqanka Somaliland yahay nabad, jidkeeduna yahay deris-wanaag iyo wada noolaansho .

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here