15.9 C
Hargeisa
Tuesday, January 20, 2026
HomeSomaliland5 qof oo isku qoys ah oo ku geeriyooday dab qabsaday gurigooda

5 qof oo isku qoys ah oo ku geeriyooday dab qabsaday gurigooda

Date:

Related stories

spot_imgspot_img

Alle haw Naxariistee Hooyo, Walaasheed iyo Saddex Caruur ah oo ay dhashay Hooyadaasi ayaa saaka ku Geeriyooday Dab ka kacay Hoygii ay ka deganaayeen Magaalada Hargeysa gaar ahaan degmada 26 June, xaafada 150 ka una dhaw Aden Nineteen, waxaana sidan xaqiijiyay Ciidanka dabdamiska.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here