24.4 C
Hargeisa
Tuesday, April 21, 2026
HomeCaalamka

Caalamka

spot_imgspot_img

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo Madaxweynaha Maraykanka ku hambalyeey hawlgalkii xukunka lagaga tuuray Nikolas Maduro

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil Gideon Sa'ar, ayaa Madaxweynaha Maraykanka ku hambalyeey hawlgalkii xukunka lagaga tuuray, xabsigana loogu taxaabay Madaxweynihii Venezuela Nikolas Maduro iyo xaaskiisi. Wasiirka...

CIA-da, ayaa sheegtay in guusha hawlgalka lagu soo qabtay Madaxweynihii Venesuela Nikolas Maduro ay sabab u ahayd xogo sirdoon

Hay'adda Sirdoonka Maraykanka ee loo yaqaano CIA-da, ayaa sheegtay in guusha hawlgalka lagu soo qabtay Madaxweynihii Venesuela Nikolas Maduro ay sabab u ahayd xogo...

Madaxweynihii Venezuela oo la geeyay xabsi ku yaala dalka Mareykanka.

Madaxweynihii dalka Venezuela ayaa la geeyay xabsi ku yaala dalka Mareykanka, waxaana la filayaa in la soo taago Maxkamad ku taala Mareykanka .

Madaxwayne Trump oo sheegay in Maduro ay ilbdhiqsi gudihii ku soo qabteen

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa caddeeyey in Maraykanku uu maamuli doono waddanka Venesuela ilaa inta talada dalka si nabad iyo ammaan ah loogu wareejinayo...

Maraykanka oo soo jeediyay in la baabiiyo Ciidamada Dawladda Suudaan.

Mareykanka ayaa soo bandhigay qorshe meesha lagaga saarayo ciidamada dawladda milatariga ah ee Sudan, iyada oo aan la soo hadal qaadin kuwa fallaagada RSF. Ergayga...

Barta Snapchat oo diiday in ay caruurtu ku biraan.

Barta Internet-ka ee Snapchat , ayaa bilowday in dadka u dhashay dalka Australia ay weydiiso da'adooda , iyada oo carruurta ka yar 18 jirka...

New York oo yeelaysa maanta maayarkii ugu horeeyay ee Muslim ah.

Zohran Mandani oo ah nin Muslim ah, aya laa saadaalinayaa in uu noqdo duqa magaalada New York ee dalka Mareykanka, iyada oo ay maanta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img