29.9 C
Hargeisa
Thursday, May 14, 2026
HomeSuugaanta

Suugaanta

spot_imgspot_img

Shirkad Caan ah oo Dacwad Ka Gudbisay Maamulka Madaxwayne Trump.

Shirkaddda Hawei oo ah shirkadda ugu wayn ee gaar loo leeyahay ee dalka shiinaha ayaa dacwad ka gudbinaysa maamulka madxwyene Trump. Dawladda Maraykenka ayaa wax...

Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis ka Gaadhay Murankii Diblomaasiyadeed ee soo Kala Dhex Galay.

Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa Xal Ka Gaadhay Murankii Diblomaasiyadeed ee soo Kala Dhex Galay Labadda Dawladood Sida Lagu Sheegay War qoraal ah oo...

Madaxwayne Farmaajo iyo Abiy oo Caawa Safar ugu Kicitimay Dalka Kenya.

Hogaamiyeyaasha Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Kusii Jeeda Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya Halkaas oo ay Kula Kumi Doonaan Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhurru Kenyatta. Hogaamiyeyaasha...

Akrisho Qodobadda ay Ka Wadda Hadleen Hogaamiyeyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Weftigii uu Hogaaminyey Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaadhay Magaaladda Adis Ababa Halkaas oo uu Kusoo Dhaweyay Ra’iisul Wasaaraha Dalkaasi Abiy Axmed. War Qoraal ah...

Madaxwayne Farmaajo oo Adis Ababa Lagusoo Dhaweeyay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Lagusoo Dhaweeyay Magaaladda Adis Ababa ee Dalka Itoobiya. Weftiga Madaxwayne Farmaajo Waxaa Madaarka Kusoo Dhaweeyay...

Maraykenka oo Dib u eegis ku Samaynaya Ganacsiga ay Wadaagaan Turkiga iyo Hindia.

Dawladda Maraykenka ayaa ku dhawaqday in ay dib u eegis ku samaynayso ganacsiga ay la leedahay dalalka Turkiga iyo Hindia. Madaxwayne donald trump ayaa sheegay...

Hogaamiyeyaasha itoobiya iyo Eritrea oo Gaadhay Dalka Koonfurta Sudan.

Madaxweyneyaasha Wadamada Eritrea iyo Itoobiya ayaa Ka Degay Magaalada Juba Ee Caasimada Dalka Koonfurta Sudan, Halkaas oo uu Ku Qaabilay Madaxweyne Salva Kiir, Madxweynaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img