20.8 C
Hargeisa
Tuesday, January 20, 2026
HomeSuugaanta

Suugaanta

spot_imgspot_img

Saamaynta Cunaqabataynta Maraykanka ee uu Iiraan saarayaa wax saamayn ah maku leedahay dalkaas?

Maalintii ugu dambaysay sannadkii 2019-ka, madaxwaynaha dalka Iiran Xasan Rooxaani, ayaa sheegay in wareegyo is xigxiga oo cunaqabatayn ah taasoo uu Maraykanku saaray Iiran,...

Maxaa xilligan kusoo beegay Magacaabista iyo Xil-ka-qaadista uu sameeyay madaxwayne Muuse Biixi?

Wareegto madaxwayne, oo maanta laga soo saaray aqalka madaxtooyada Somaliland, ayaa u dhignayd sida tan: Wareegto Madaxweyne Ujeeddo: Xil Ka-qaadis Ku: Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax Wasiirkii hore ee...

Madaxwaynaha Faransiiska Emanual Macron oo Booqasho ku Jooga Jabuuti.

Madaxwaynaha Dalka Faransiiska Emanual Macron ayaa Safar Ku Jooga Magaaladda Jabuuti ee Caasimadda Waddank Jabuuti. Madaxwyne Emanual Macron ayaa Xalay Goor Danbe Soo Gaadhay Waddanka...

Erdogan oo Ka Jawaabay Caga Juglayn uga Timid Maraykenka.

Madaxweynah Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa sheegay in aanu marnaba dalkiisu ka laaban doonin heshiiska uu la galay dalka Ruushka oo dhigaya in...

Itoobiya oo Dalbanaysa 1.3-Bilyan oo Gargaar Bina’aadanimo ah.

Dawladda itoobiya iyo Qaramada midoobay ayaa si wada jira u shaaciyay in itoobiya ay u baahan tahay aduun lacageed oo ka badan 1.3-Bilyan oo...

Shirkad Caan ah oo Dacwad Ka Gudbisay Maamulka Madaxwayne Trump.

Shirkaddda Hawei oo ah shirkadda ugu wayn ee gaar loo leeyahay ee dalka shiinaha ayaa dacwad ka gudbinaysa maamulka madxwyene Trump. Dawladda Maraykenka ayaa wax...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img