22.3 C
Hargeisa
Thursday, May 14, 2026
HomeSomalilandXukuumada Somaliland ayaa digniin u dirtay warbaahinta Al Carabiya

Xukuumada Somaliland ayaa digniin u dirtay warbaahinta Al Carabiya

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Xukuumada Somaliland ayaa digniin u dirtay warbaahinta Al Carabiya taas oo baahisay warar been abuur ah, oo aan jirin kuwaas oo ay ka qortay gobolada galbeed ee Somaliland.

Warbaahin badan oo lagaga leeyahay dalalka carabta ayaa tan iyo markii dawlada Somaliland ay aqoonsatay Israa’iil waxa ay faafinayaan dacaayado ka dhan ah aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here