21 C
Hargeisa
Wednesday, June 10, 2026
HomeWararkaUN la’aanteed: Aqoonsiga Somaliland ma Dedejinayaa Mise Soomaaliya Ayuu Badbaadinayaa?

UN la’aanteed: Aqoonsiga Somaliland ma Dedejinayaa Mise Soomaaliya Ayuu Badbaadinayaa?

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobay u aragta meesha qudha ee laga joojin karo in Jamhuuriyadda Somaliland ay xubin ka noqoto haddii dawlado badani aqoonsadaan sida dalka Kosovo oo kale.

Geesta kale, waxa socda qorshe uu Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ku doonayo inuu meesha kaga saaro ama ku wiiqo awoodaha Qaramada Midoobay, kadib markii uu aasaasay Golaha Nabadda oo ay hadda xubinadiisa saxeexeen in ka badan 20 waddan.

Qaar ka mid ah madaxda dunida oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Brazil ayaa ku dooday in Madaxweyne Trump uu wado qorshe lagu baabiinayo Qaramada Midoobay.

Haddaba, burburka Qaramada Midoobay Somaliland iyo Soomaaliya midkee ayuu faa’iido u yahay?

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here