29.9 C
Hargeisa
Thursday, May 14, 2026
HomeCaalamkaTurkiga oo Dalbaday F-35, Israa’iilna Ku Gacan Saydhay Iyadoo Ku Sababaysay Khatar...

Turkiga oo Dalbaday F-35, Israa’iilna Ku Gacan Saydhay Iyadoo Ku Sababaysay Khatar Amni

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Dawladda Turkiga, ayaa dalab ay u gudbisay dalka Israa’iil kaga codsatay in loo ogolaado iibsiga diyaaradaha F-35 ee Mareykanku sameeyo.

Qayb ka mid ah Teknoolajiyada diyaaradahani ku shaqeeyaan , ayaa lagu sameeyaa gudaha Israa’iil , iyada oo Israa’iil diidantay in diyaaradaha laga iibiyo Turkiga oo ay u taqaano wadan amnigeeda halis ku ah.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here