26.8 C
Hargeisa
Monday, August 10, 2026
HomeCaalamkaTrump oo Hadallo Kulul Ku Weeraray Soomaaliya iyo Ilhan Cumar, Kuna Tilmaamay...

Trump oo Hadallo Kulul Ku Weeraray Soomaaliya iyo Ilhan Cumar, Kuna Tilmaamay “Dal Aan Jirin”

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Soomaaliya aanay ahayn dal jira oo xiitaa dalba u eeg, waxaanu xusay in haddiiba uu dalka Soomaaliya jiri lahaa uu noqon lahaa ka ugu xun adduunka ee jira.

Madaxweyne Trump oo saxaafadda caawa la hadlay waxa uu isku xidhiidhiyey Soomaaliya iyo Xildhibaanad Ilhan Cumar oo uu ku eedeeyey inay tahay xildhibaanad xun oo been-abuur ah, isla markaana qayb ka ah hantida Maraykanka lagaga dhacay gobolada ay Soomaalidu degto.

Maaha markii u horaysay ee uu eedeeyo Madaxweyne Donald Trump Soomaaliya, balse dhawr jeer ayuu hore u sheegay in aanay Soomaaliya ahayn waddan jira.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here