21 C
Hargeisa
Wednesday, June 10, 2026
HomeCaalamkaTrump iyo Iran oo Is Hanjabay: Hadallo Kulul oo Dunida Ku Riday...

Trump iyo Iran oo Is Hanjabay: Hadallo Kulul oo Dunida Ku Riday Walaac Cusub

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in haddii Iran ay isaga shirqool ku disho ay taasi sababi doonto in dalka Iran oo dhan dunida laga waayo, isagoo xusay in Ciidamada Maraykanku ay amar buuxa ku haystaan inay dalka Iran oo dhan qarxiyaan, dunidana ka tirtiraan haddii shirqool lagu dilo, sidaana waxa uu ku sheegay waraysi uu xalay bixiyey.

Geesta kale, Madaxweynaha Iran ayaa Salaasadii shalay sheegay in haddii uu Maraykanku isku dayo inuu shirqool ku dilo Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei in taasi ay keeni doonto in ciidamada gacaanka Iran ay jaraan gacanta hoggaamiyahooda dishay, sidoo kalena ay dab qabadsiiyaan dunida Maraykanka oo dhan.

Haddaba, labadan hanjabaadood midkee suurtogal noqon kara aragtidaada?

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here