21 C
Hargeisa
Wednesday, June 10, 2026
HomeCaalamkaDonald Trump oo sheegay in la joojiyay dilalkii ka socday Iran

Donald Trump oo sheegay in la joojiyay dilalkii ka socday Iran

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in lagu soo wargeliyey in la joojiyey dilkii lagu hayey mudaharaadayaasha dalka Iran, waxaanu xusay in aanay jiri doonin wax xukuno dil ah oo lagula kacayo dadka mudaharaadka wada.

Madaxweyne Donald Trump ayaa hore u sheegay inuu Iran weerari doono haddii la joojin waayo dilalka.

Hadalkan Trump ayaa dejinaya xiisadda laga cabsi qabay in la duqeeyo Iran, waxaana socday dedaalo ay dawlado Carbeed wadeen oo lagu doonayay in lagu joojiyo weerar lagu qaado Iran.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here