21 C
Hargeisa
Wednesday, June 10, 2026
HomeCaalamkaItoobiya iyo Israel oo ka wada hadlay Arimaha Geeska Afrika

Itoobiya iyo Israel oo ka wada hadlay Arimaha Geeska Afrika

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Dawladdaha Itoobiya iyo Israa’iil, ayaa xoojinaya xidhiidhkooda , iyada oo magaalada Qudus uu ka furmayo shirka wadatashiga siyaasada Israa’iil iyo Itoobiya.

Wasiiru dawlaha arrimaha dibeda Hadera Abera , ayaa la kulmay wasiirka arrinaha dibeda Israa’iil Gideon Saar , waxaana ay ka wada hadleen arimaha gobolka iyo xidhiidhka dhaqaalaha iyo arrimo kale.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here