29.9 C
Hargeisa
Thursday, May 14, 2026
HomeCaalamkaWasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil oo Madaxweynaha Maraykanka ku hambalyeey hawlgalkii xukunka lagaga...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo Madaxweynaha Maraykanka ku hambalyeey hawlgalkii xukunka lagaga tuuray Nikolas Maduro

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil Gideon Sa’ar, ayaa Madaxweynaha Maraykanka ku hambalyeey hawlgalkii xukunka lagaga tuuray, xabsigana loogu taxaabay Madaxweynihii Venezuela Nikolas Maduro iyo xaaskiisi.

Wasiirka ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay in marxaladaasi taariikhiga ah ay Israa’iil barbar taagan tahay dadka reer Venezuela ee xoriyadda iyo dimuqraadiyadda jecel, isagoo xusay in taasi ay tahay fariin kale oo ku socota hoggaamiyeyaasha keli-taliska ah ee xoriyadda, dimuqraadiyadda iyo ilbaxnimada dunida ka soo horjeeda.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here