29.9 C
Hargeisa
Thursday, May 14, 2026
HomeCaalamkaMadaxweynaga Mareykanka Donald Trump, ayaa ku hanjabay duqayn uu u gaysto dalka...

Madaxweynaga Mareykanka Donald Trump, ayaa ku hanjabay duqayn uu u gaysto dalka Venezueala

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Madaxweynaga Mareykanka Donald Trump, ayaa ku hanjabay duqayn uu u gaysto dalka Venezueala , iyada oo weerar Mareykanku qaaday habeenimadii Sabtidi lagu soo qabtay hogaamiyihii dalkaasi Nicolas Maduro oo maanta la horgeyn doono maxkamad ku taalla magaalada New York.

Dhanka kale Golaha ammaanka Qaramada Midoobay , ayaa kulan gaar ah ka yeelanaya xaallada dalka Venezuela, iyada oo la eegi doono sharciyadda duulaankii Mareykanku qaaday.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here