26.8 C
Hargeisa
Sunday, July 12, 2026
HomeWararkaMadaxweynihii hore ee dalka Brazil ayaa la xidhay isaga oo baxsanaya.

Madaxweynihii hore ee dalka Brazil ayaa la xidhay isaga oo baxsanaya.

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Madaxweynihii hore dalka Brazil Jair Bolsonaro ayaa xabsiga la dhigay kadib markii la qabtay Isago si qarsoodiya dalkaasi uga baxsanaaya .

Jair Bolsonaro ayaa hore loogu xukumay Xabsi 27 sano ah iyada la sheegay in uu qorsheeyay af-ganbi dalkaasi ka dhaca sanadkii 2017, waxa uu hada ku jiray Xabsi guri.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here