23.5 C
Hargeisa
Wednesday, September 9, 2026
HomeWararkaCongress-ka Maraykanka oo ansixiyey xog galaafan karta Kursiga Madaxwayne Trump.

Congress-ka Maraykanka oo ansixiyey xog galaafan karta Kursiga Madaxwayne Trump.

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Congress-ka Mareykanka, ayaa fasaxay xogta nin lagu helay dambiyo ahaa in uu ka ganacsan jiray hablaha yar yar oo la odhan Jeffrey Epstein.

Ninka oo ku dhintay xabsi uu ku jiray sanadkii 2019, dacwadiisa waxa qayb ka ah oo lala xidhiidhiyey siyaasiyiin caan ah oo ay ku jiraan hogaamiyayaal hore , suxufiyiin iyo ganacsato .

Madaxweyne Donald Trump magaciisa , ayaa xogta ka soo muuqday , haddiii ay cadaato in uu ku lug lahaa , waxa uu waayi doonaa xilka Madaxweynenimo.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here