17.6 C
Hargeisa
Thursday, February 12, 2026
HomeWararkaDadweyne diiday in Mareykanku dalkooda ku yeesho saldhig milatari.

Dadweyne diiday in Mareykanku dalkooda ku yeesho saldhig milatari.

Date:

Related stories

spot_imgspot_img

Shacabka dalka Ecuador, ayaa afti laga qaaday ku diiday in dalkooda ay saldhigyo milatari ku yeeshaan wadamo kale , waxaana 90% ay dadku u codeeyaan maya. Mareykanka, ayaa doonaya in uu ku soo laabto saldhigigiisa magaalada Manta oo ku taalla badweynta Pacific, oo uu kala dagaalami jiray kooxaha ka ganacsada xashiishadda.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here