Warbaahinta Israel oo walaac ka muujisay joogitaanka Turkiga ee Soomaaliya

0
102

Warbaahinta Isra’iil, ayaa shaacisay in Turkigu si qarsoodi ah u bilaabay dhismaha xaruntiisa Dayax-gacmeedyada ee Soomaaliya.

Mareegta Isra’iil Hayom , ayaa ku warantay in aanIsra’ii indhaha ka qarsan karin ficilada Turkigu samaynayo Afrika, iyada oo xigatay Rashiid Cabdi oo ka tirsan hay’adda ICG , kaasoo dhawaan ka hadlay saldhigyada Turkiga ee Soomaaliya iyo Eriteeriya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here