21 C
Hargeisa
Wednesday, June 10, 2026
HomeSomaliland"Dalka Somaliland wuxuu noqon doonaa dalka ugu qanisan dunida" Madaxweynaha JSL

“Dalka Somaliland wuxuu noqon doonaa dalka ugu qanisan dunida” Madaxweynaha JSL

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

“Dalka Somaliland waxa uu hodan ku yahay shidaalka 100-kii sanno ee u dambeeyey la lahaa waa la soo saarayaa oo aanay cidi soo saarin, waxay hodan ku tahay gaaska dabiiciga ah. Macdanaha kala duwan ee dalku hodanka ku yahay qiyaastooda lama yaqaano,dahabkii waa la soo saaraa iminka, inkastoo maalingelin weyn oo tii aannu doonaynay aan ahayn lagu sameeyey. Macdanaha ugu qaalisna dunidu way ka buuxaan Somaliland.

Waddankani haddii uu helo maalgashiga saxda ah waxa aan is leeyahay wuxuu noqon doonaa dalalka ugu qanisan dunida. Haddii maalgashigu dux yeelanayo ka Somaliland la geliyo ayaa ugu dux badnaan doona.” Sidaa waxa yidhi Madaxweynaha Somaliland oo khudbad ka jeediyey shirweynaha maalgashiga Somaliland ee maanta ka furmay Hargeysa

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here