19.3 C
Hargeisa
Saturday, February 14, 2026
HomeFalanqaynSomaliland oo maanta Xukun Dil ah ku Fulisay Shan Nin oo lagu...

Somaliland oo maanta Xukun Dil ah ku Fulisay Shan Nin oo lagu helay dambiyo ah inay hore dilal uga gaysteen gudaha dalka

Date:

Related stories

spot_imgspot_img

Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo lagu helay inay hore dilal uga gaysteen magaalooyinka Hargeysa, Berbera iyo Burco, kuwaas oo ay Maxkamadaha kala duwan ee Somaliland ay ku xukumeen in qisaasta lagu fuliyo.

Sidaana waxa lagu sheegay qoraal maanta ka soo baxay Xeer-ilaaliyaha Guud ee Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, waxaannu qoraalkaasi oo faahhaafsan u dhignaa sidan hoose;

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here