23.3 C
Hargeisa
Wednesday, July 15, 2026
HomeFalanqaynQarax ka dhacay Kismaayo, wararkii ugu dambeeyay.

Qarax ka dhacay Kismaayo, wararkii ugu dambeeyay.

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Warbaahinta Soomaaliya ayaa daabacday in warar dheeraad ah laga helayo khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay magaala-xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lala beegsaday mas’uul ka tirsan maamulka Jubbaland.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxu uu ahaa mid si gaar ah uga dhacay xaafadda Farjano, gaar ahaan laanta Siinaay, iyada oo lagu weeraray hoy uu halkaas ka dagan yahay madaxa howlaha Dekedda Kismaayo.

2 qof oo midi ay tahay Haweeney xaamilo aheyd iyo wiil ay dhashay, ayaa la sheegay inay ku geeryoodeen halka uu dhaawacna jiro sida wararku sheegayaan.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here