26 C
Hargeisa
Tuesday, April 21, 2026
HomeFalanqaynMaraykanka oo duqaymo ka fuliyay gudaha Soomaaliya

Maraykanka oo duqaymo ka fuliyay gudaha Soomaaliya

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Ciidamada Maraykanka ayaa sheegay in ay duqaymo ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya, iyagoo taageero ka helaya ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya.

Taliska Maraykanka ee AFRICOM ayaa war uu soo saaray ku sheegay in ay laba ka mid ah dagaalamayaasha ururka alShabab ku dileen duqayn ay ka fuliyeen deegaanka Saakow ee dhaca gobolka Jubadda Dhexe. Waxayna intaa ku dareen in ay dhaawaceen dagaalame kale.

Warkooda ayaa lagu xusay in aanay dad shacab ahi ku waxyeeloobin duqaynta, balse sheegashadooda marka laga tago ma jirto caddayn kale.

Maraykanka ayaa sheegay in Soomaaliya ay muhiim u tahay danaha dalkiisa ee gobolka, isla markaana ay sii wadayaan wada shaqaynta ay la leeyihiin dawladda Soomaaliya.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here