26 C
Hargeisa
Tuesday, April 21, 2026
HomeFalanqaynCisbitaal Hargeysa kuyaalla oo dab qabsaday

Cisbitaal Hargeysa kuyaalla oo dab qabsaday

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Cisbitaalka Al-Xayaat, oo ku yaalla magaalada Hargeysa ayaa waxaa habeenimadii xalay ka kacay dab, dabkaas oo soo gaadhsiiyay khasaare wayn.

Nin sheegay inuu kamid yahay masuuliyiinta cisbitaalkaas oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in waxa loo malaynayo inuu dabku ka kacay ay ahaayeen xadhkaha laydhka.

Ciidanka dab-demiska Somaliland, oo iyagu bakhtiiyay una gurmaday, ayaa sheegay in haddii aanay dabka xakamayn lahayn uu sababi lahaa khasaare intan kasii ballaadhan.

Weli lama sheegin khasaare dhimasho dadeed ah, balse khasaaraha maaliyadeed ayaa lagu sheegay mid wayn iyadoo laamaha dembi-baadhisto la sheegay inay ku guda jiraan baadhista waxa sababay dabkan.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here