21.7 C
Hargeisa
Monday, April 20, 2026
HomeFalanqaynIllowshiyuhu wuxuu astaan u yahay caqli-badnaan, daraasad cusub

Illowshiyuhu wuxuu astaan u yahay caqli-badnaan, daraasad cusub

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Daraasad cusub oo ay dhawaan samaysay jaamacadda Toronto University ee waddanka Canada ayaa lagu ogaaday in ilowshiyuhu uu mararka qaar muhiim yahay, iyagoo sababeeyay.

Khubarada daraasadda samaysay ayaa xusay in ilowshiyahu uu astaan u noqon karo maslax-badnaan ama caqliga qofka oo wanaagsan. Iyagoo sidoo kale duray in qofku uu wax kasta u xasuusto sidii ay ahaayeen.

Daraasadda ayaa lagu xusay in hadii qofku aanu waxba iloobin ay khatar ku tahay habka ay u shaqaynayso maskaxdiisu ama qaynta xasuusta ee maskaxda. In oqfku uu wax soo xasuusto, waxay maskaxda ka caawinaysaa in ay yeelato hab-xasuuseed caafimaad qaba oo u shaqaynaya sidii la rabay.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here