22 C
Hargeisa
Monday, April 20, 2026
HomeCiyaaraha"City waxay rabtaa Champions League" Guardiola

“City waxay rabtaa Champions League” Guardiola

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Tababaraha naadiga ka ciyaara horyaalka waddanka Ingiriiksa ee Manchester City ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisu ay rabto in ay qaado koobka naadiyada Yurub ee loo yaqaano Champions League.

Pep Guardiola ayaa xusay in kooxdiisu ay isu diyaarinayso hanashada koobka horyaalka Yurub, maadaama naadiga Liverpool uu u muuqdo mid qaadaya horyaalka Ingiriiska ee sannadkan, sidaa darteedna aanay ahayn in wakhti ay geliyaan horyaalka Ingiriiska.

Naadiga City ayaan qaadin hal koob oo ka mid ah Champion-ka, waxaana uu macalinkan reer Isbayn doonayaa in uu taariikh kale dhigo isla markaana ku guulaysto koobkan isagoo laylinaya kooxda City oo labadii sanno ee lasoo dhaafay uu u qaaday horyaalka Ingiriiska.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here