23.3 C
Hargeisa
Wednesday, July 15, 2026
HomeFalanqaynDadka uu khalkhalka-maskaxeed hayo ayaa bunka madaw ku caba, daraasad cusub

Dadka uu khalkhalka-maskaxeed hayo ayaa bunka madaw ku caba, daraasad cusub

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Hadii aad bunka ku cabto madaw, waxa suurtagal ah in aad tahay qof caafimaadkiisa jecel, qof walxaha rassiinka ah jecel, qof sidii loogu talo galay u cabaya ama qof xanuun maskaxeed hayo.

Arintan ayaa lagu sheegay daraasad cusub oo dhawaan lagu daabacay jariiradda Appetite, waxaana la waraystay dad ka badan 1000 qof oo waayeel ah. Dadkan ayaa la waydiiyay waxyaabaha ay jecelyihiin, iyadoo markii hore laga dawaynayay xanuuno maskaxeed oo aan cuslayn.

Daraasadda waxay samaysay jaamacadda University of Innsbruck ee waddanka Austria, waxayna ogaatay in uu xidhiidh ka dhaxeeyo xanuunka maskaxeed iyo in uu qofku jeclaado bunka madaw.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here