24 C
Hargeisa
Tuesday, May 19, 2026
HomeFalanqaynInanta Bill Gates oo wiil Muslim ah mehersatay

Inanta Bill Gates oo wiil Muslim ah mehersatay

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Gabadha uu dhalay ninka labaad ee dunida ugu hantida badan ee Bill Gates ayaa guursatay wiil Muslim ah isla markaana kasoo jeeda waddanka ku yaala waqooyiga Afrika ee Masar.

Jennifer Gates ayaa bogga ay ku leedahay Instagram ku sheegtay in ay si rasmi ah isku mehersadeen Nayel Nassar oo ay in muddo ah wada socdeen isla markaana xidhiidh jacayl dhex maray.

Bill Gates oo mar ahaan jiray ninka dunida ugu hantida badan ayaa xusay in uu soo dhawaynayo dookha inanfiisa, isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here