26.5 C
Hargeisa
Tuesday, May 19, 2026
HomeCiyaarahaKobe Bryant xiddigii kubadda kolayga oo geeriyooday

Kobe Bryant xiddigii kubadda kolayga oo geeriyooday

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Kobe Bryant oo ahaa xidig dhanka kubadda kolayga ah oo u dhashay waddanka Maraykanka ayaa geeriyooday.

Bryant ayaa ku dhintay shil diyaaradeed, kadib markii diyaarad nooca qummaatiga u kaca ah oo uu la socday ay soo dhacday kadibna burburtay.

Wuxuu ahaa 41-jir, wuxuuna u ciyaari jiray xulka kubadda kolayga ee Maraykanka. Wuxuu ku guulaystay 5 ka mid ah biladaha kubadda kolayga.

Geeridiisa ayaa qabsatay baraha ay bulshadu ku wada xidhiidho, iyadoo dalka Talyaaniga si gaar ah looga xusayo geeridiisa, maadaama uu wakhti kusoo qaatay yaraantisii.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here