24.4 C
Hargeisa
Tuesday, April 21, 2026
HomeBarnaamijyoVirus-ka Shiinaha oo wali sii fidaya

Virus-ka Shiinaha oo wali sii fidaya

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Shiinaha ayaa la tacaalaya xakamaynta virus-ka cusub ee dhawaan ka dilaacay qaybo ka mid ah waddankaas, oo si xawli ah u fidaya.

Inta la xaqiijiyay 9 qof ayaa u geeriyooday caabuqa wuxuuna saameeyay dad ka badan 400 oo qof oo cisbitaalada ooo qaaday.

Dawladda Shiinaha ayaa dadka uga digtay in ay u safraan magaalada Wuhan oo uu kasoo tafiirmay caabuqu.

Dadka lagu arkay ahaa leh astaamo, xummad, neefta oo uu adkaata iyo qufac ah. Waxaana hadda lagu arkay dad uu soo ritay wadamada Maraykanka, Koonfurta Kuuriya iyo Thailand.

Khubarada caafimaadka ayaa xaqiijiyay in caabuqu aanu hore ugu dhicin aadamaha, isla markaana ay wali badhayaan.

Waxa la ogaaday in uu kasoo bilaabmay suuq lagu iibiyo cuntooyinka badda, iyo qaar ka mid ah xayawaanka kale oo aan bad-qabkiisa la hubin.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here