24.4 C
Hargeisa
Friday, June 12, 2026
HomeCiyaaraha"Mane waxba nagama dhexeeyaan" Salaax

“Mane waxba nagama dhexeeyaan” Salaax

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Laacibka baasha weerarka uga dheela naadiga Liverpool, Maxamed Salaax, ayaa shaaciyay in aanu wax tartan iyo xurguf ahi ka dhaxayn ciyaaryahanka ay isku kooxda u saftaan ee Sadio Mane.

Labada xidig ee Muslimka ah ayaa todobaadadii lasoo dhaafay la hadal hayay xurguf soo kala dhex gashay, balse labadooduba way beeniyeen.

Salaax oo arintan wax laga waydiiyay ayaa xusay in hadii uu khilaaf ka dhaxeeyo aanay suura gasheen in goolal ay dhaliyaan ciyaar walba, isla markaana ay muhiimaddu tahay in labadooda mid uu goolal dhaliyo.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here