23.5 C
Hargeisa
Wednesday, September 9, 2026
HomeFalanqaynAlShabab oo mar kale gudaha Kenya weerartay

AlShabab oo mar kale gudaha Kenya weerartay

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Kooxda alShabab ayaa mar kale muddo laba todobaad ah weerar ku qaaday gudaha waddanka Kenya, iyadoo beegsatay aagag kala duwan.

Deegaanka Kamuthe oo hoos taga magaalada Gaarisa ayay ka dhaceen weerarada cusubi, waxaana la fuliyay subaxnimadii hore ee Isniinta maanta.

Dadka deegaanka ayaa ku waramay in maleeshiyaad hubaysani ay weerareen goob ay ciidan joogeen iyo iskuul ku yaala deegaanka.

Wararka ayaa intaa ku daraya in alShabab ay beegsatay macalimiin aan u dhalan deegaanka oo meelo kale kasoo jeeda, balse wali xogaha ayaa xaddidan.

Ma jirto cid wali xaqiijin karta khasaaraha jira, waxaana aanu si dhaw ula socon doona wararka soo baxa, idinkoo goor kasta ka heli kara SAABTV.COM.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here