23.5 C
Hargeisa
Wednesday, September 9, 2026
HomeCiyaaraha"Aguero wuxuu dhimanayaa isagoo goolal dhalinaya" Guardiola

“Aguero wuxuu dhimanayaa isagoo goolal dhalinaya” Guardiola

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Macalinka naadiga Manchester City ee ka dheela horyaalka Ingiriiska ayaa sheegay in weerar-yahanka kooxda, ninka lagu magacaabo Sergio Aguero uu ‘dhiman doono isaga oo dhoolal dhalinaya.’

Hadalka Guardiola ayaa yimi kadib markii kooxdiisu ay 6-1 ku xasuuqday naadiga Aston Villa.

Sergio Aguero ayaa dhaliyay 3 ka mid ah lixda gool ee kooxdiisu ay ku badisay, halka uu caawiyay gool kale oo uu sabab u ahaa dhalintiisa.

Ciyaaryahankan reer Argentine ayaa hadda jabiyay rikoodho u yaalay labada xiddig ee Henry iyo Lampard, isagoo xusay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu heerkan soo gaadho.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here