26 C
Hargeisa
Tuesday, April 21, 2026
HomeBarnaamijyoRaysle ama Timo-jare ardayda bilaash ugu xiiraya, haddii ay buugta akhriyaan iyagoo...

Raysle ama Timo-jare ardayda bilaash ugu xiiraya, haddii ay buugta akhriyaan iyagoo codkooda kor u qaadaya

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Raysal kuyaal dalka Maraykanka, ayaa bilaabay qorshaha tacliiminta bulshada si kor loogu qaado heerka aqoontooda, taasoo ah waxbarid dadban iyo kor u qaadista heerka akhriska ee ardayda.

Timo-jarahan, ayaa shardi ka dhigay inay ardaydu akhriyaan buug iyagoo codkooda kor u dallacaya, markaasoo kadib loo samayn doono timo-jarid bilaash ah amaba lacag la’aan ah.

Raysalahan, ayaa bilaash ugu xiiraya innamada da’doodu u dhexayso 3-13 jir bil kasta Isniinta ugu horraysa, taasoo uu kala qayb qaadanayaan fikradda tacliiminta bulshada dalka Maraykanka, si kor loogu qaado heerka aqoonta iyo wax-akhris-qorista.

Fikradda tacliiminta bulshada ee dalkaasi Maraykanka, ayaa waxaa ay u shaqaysaa in ku dhow 53,000 oo Kooleejyo-ardayeed ku xidhan 96 dugsi oo kuyaal gobollada Texas iyo Louisiana.

Ku xidhnow Saab TV

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here