21.7 C
Hargeisa
Monday, April 20, 2026
HomeFalanqaynWaa tuma gabadha Soomaaliyeed ee lacagta badan leh ee abaalmarinta caalamiga ah...

Waa tuma gabadha Soomaaliyeed ee lacagta badan leh ee abaalmarinta caalamiga ah ku guulaystay?

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Magazine-ka caanka ah ee ”European CEO” oo fadhigiisu yahay magaalada London ee dalka UK, ayaa ku abaalmariyay Aamina Xirsi Mooge inay tahay madaxa shirkadeed ee ugu wanaagsan qaaradda Afrika, taasoo hal-abuurkeeda ganacsina ka dhigay inay noqoto dadka hantida ugu badan gashaday dalka Yugaandha.

Aamina, ayaa ku dhalatay dalka Kenya, balse waxay leedahay warshado iyo moolal ”Malls”, ama goobo laga dukaamaysto oo kuyaal goobo aad muhiim u ah.

Sannadkii 1990-kii, ayay furtay dukaankii ugu horreeyay, iyadoo imikana shaqaalaysiisay kumanaan qof, taasoo shirkaddeeda maalgashiga ee Horyaalna kor ugu sii qaadday ganacsiyada dhanka dhismeyaasha iyo hantida ma guurtada ah.

Hooyadeed, oo ahayd gabadh-ganacsato ahayd, ayay Aamina dhiirrigelinta ka heshay, iyadoo lagu tilmaamo dumarka Afrikaanka ah ee Malaayiinka Dollar lihi u leh.

Saab TV, waa meesha aad ka heli karto baahidaada wareed.

 

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here