26 C
Hargeisa
Tuesday, April 21, 2026
HomeFalanqaynItoobiya oo Dalbanaysa 1.3-Bilyan oo Gargaar Bina'aadanimo ah.

Itoobiya oo Dalbanaysa 1.3-Bilyan oo Gargaar Bina’aadanimo ah.

Date:

Related stories

Shacabka Somaliland oo loogu baaqay in ay soo sheegaan bilashada bisha Shuwaal

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galabta ilaa...

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka

Xukuumada Somaliland ayaa qiime Cayiman u goysay Shidaalka ,iyada...

Raysal wasaaraha Ingiriiska oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo

Raysal wasaaraha Ingiriiska ayaa wajahaya Cadaadis culus,waxaana loogu baaqay...

Roobab Xooggan oo Rogay Noloshii Mozambique: Kumannaan La Samatabixiyey

Fatahaadan ayaa ah tii ugu darnayd ee dalkaasi soo...
spot_imgspot_img

Dawladda itoobiya iyo Qaramada midoobay ayaa si wada jira u shaaciyay in itoobiya ay u baahan tahay aduun lacageed oo ka badan 1.3-Bilyan oo Dollar si ay wax uga qabato baahida ay Qabaan in kadaban 8-Million oo ka mid ah shacabka dalka itoobiya, oo u baahan gargaar bini’aadanimo, sida uu sheegay komishanka maaraynta masiibooyinka ee dalka itoobiya.

Ajandaha Komishanka uu ku waajahayo xaala bini’adaanimo ee qaar ka mid ah shacabka itoobiya ee sanadka 2019, ayaan sidaa uga duwanayn qorshihii sanadkii 2018 oo xaaladda shacab badan oo itoobiyaan ah laga dayrinayay.

Waxa u sabab ah bara kaca tobanaan kun oo ay barakiciyeen colaado ku salaysan isir, iyo abaaro soo noqnoqday.

Aeneas Chuma, madaxa komishanka maarynta musoobiyinka ee dalka itoobiya, ayaa tibaaxay in lacagta ay deeq bixiyayaasha ka dalbanayaan ay wax kaag qabanyan dhinacyda, quudinta, nafaqaynta, biyo dhaamin iyo guryo loo sameeyo tobaan kun oo ku bbarakacay gudaha dalka.

Illaa %60 lacagta gagaarka ayay bixinysaa dawladda itoobiya, halka 40ka kalena ay itoobiya ka dalbatay hayadaha ka taageera arimaha gargaarka.

spot_img

Subscribe

- Never miss a story with notifications

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here